Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay George Conway, Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadannimada Soomaaliya iyo Crispen Rukasha oo ah Madaxa Xafiiska UN OCHA…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqday markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo ay ka socoto hawsha qodista shidaalka badda…


