Dood laga qabtay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Koonfur Galbeed ayaa diiradda lagu saaray khilaafka ka taagan magaalada Baydhabo, gaar ahaan labo aragtiyood oo iska soo horjeeda: “Baydhabo waxaa soo…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo tababar ka furtay mudnaanta iyo xasaanadda diblomaasiyiinta.
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday tababar ku saabsan mudnaanta iyo xasaanadda diblomaasiyadeed, kaas oo loogu talagalay saraakiil ka kala…
Maamulka Koonfur Galbeed oo xoojinaya amniga Baydhabo iyo magaalooyinka waaweyn ee DGKS.
Maamulka Koonfur Galbeed oo xoojinaysa amniga Baydhabo iyo magaalooyinka kale Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay xoogga saarayso sugidda amniga magaalada Baydhabo iyo guud ahaan magaalooyinka ku yaalla deegaannada…
Hoggaanka Koonfur Galbeed oo lagu amaanay qorshiisa lagu xoojinayo amniga magaalooyinka degmooyinka kaddib la wareegitaanka Qansaxdheere buurhakabba.
Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa wada qorshe la doonayo in lagu xoojiyo amniga degmooyinka maamulkaasi, kaddib markii ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee…
Dowladda Soomaaliya iyo boqortooyada Sacuudiga carabiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka warbaahinta, dhaqanka iyo dalxiiska guud labada dal.
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad,…









