“Wasiir ahaaw, Sheekh ahaaw, culimo ahaaw, dhalinyaro ahaaw, qof kasta oo aad tahay, halkaan ayuu ku dambeynayaa.”—
Sheekh Cabdi FataaxMaamuus, xil iyo maalba waa wax adduunyo ah; dhammaanteenna dhammaadkeennu waa geerida. Alle ha inagu soo afmeero kheyr.
Allaha u naxariistee, Marxuumad Aamina Sheikh Mad Dooyow ayaa maanta lagu aasay magaalada Baydhabo.

