Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeystay, iyadoo magaalada Baydhabo ay hore uga dhaceen iska horimaadyo sababay khasaare naf iyo maalba leh. Dhinacyada uu khilaafku u dhexeeyo…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduqaadir maxamed Nuur, ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Uganda, Jacob M. Oboth. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…
Madaxweyne Xasan Sheekh: Xuutiyiintu waxay xasillooni-darro ka wadaan gobolka, waxayna carqaladeynayaan maraakiibta Bab al-Mandab.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyay inay qayb ka yihiin xasillooni-darrada gobolka, isla markaana ay carqaladeynayaan isu-socodka maraakiibta ee marin-biyoodka Bab al-Mandab. Wareysi gaar ah oo…
Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Eritrea, iyo Guddoomiyaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meelgaarka ah ee Suudaan, ayaa 4-tii Oktoobar 2026 magaalada El Alamein ee dalka Masar ku kala saxiixday heshiis afar geesood ah…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya. Kulanka ayaa…








