Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: January 6th, 2019 by…
WARARKA MAANTA
Somaliya{WMN}-Musharax Saciid C/llaahi Deni oo ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Golaha Wakiilada Puntland. Halkan hoose ka akhriso Khudbada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Akhriso:-Madaweynaha Cusub Puntland oo soosaaray Wareegtadii ugu horeysay ku mamnuucay kharashaadka dowlada
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan bankiga dhexe iyo xisaabaadka ay dowladda Puntland ku leedahay…
Akhriso:-Farmaajo oo Farriin u Diray Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland
Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Wafdi ka socda Dowlada Federalka oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Puntland
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo maanta gaaray magaalada Garoowe. Wafdigan oo isugu jira wasiiro…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Akhriso:-Ingiriiska oo doonaaya inuu Saldhig Milatari ka furto magaalada Berbera
Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowlada Ingiriiska ayaa qorsheyneysa inuu saldhig Milatari uu ka furto deegaan ka mid ah Maamul goboleedka Somaliland. Warkan ayaa soo baxay kadib markii Xoghayaha gaashaandhigga UK Gavin Williamson…









