Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ku wareejiyay 150,000 Doolar oo lagu horumarinayo garoonka ciyaaraha Dr. Abuub ee magaalada Beydhabo. Garoonka ciyaaraha…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Yeeshay Ururrada Dhallinyada Magaalada Beydhabo
Baydhabo, Axad, September 08, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa beer ku taallada duleedka magaalada Beydhabo, kula kulmay ururrada dhallinyarada ee ka jira caasimadda kumeel gaarka…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Beydhabo Ku Booqday Ciidamo Booliis Ah Oo Tababar Ku Jira
Baydhabo, Isniin, September 09, 2019—-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay 415 Aaskar Booliis ah oo tababar uga socdo magalaada Beydhabo, loona…
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Dooddan oo ay soo qaban qaabisay Idaacadda Warsan Baydhabo, ayaa waxaa ka qayb galay Xog-hayaha Guud ee Dalladda Ururada Bulshada rayidka ah Cali Cabdulaahi Cali iyo Wakiil Goboleedka Dalada…