Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wasiir Kuxigeenka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya C/kariin dhalac ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa. Qoraal uu bartiisa Facebook ku soo qoray…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye C/naasir Ahmed Mayow Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Dhageyso:-Radio Warsan oo dood uqabatay dhagaystiyaasheda ku taxan Tafsiirka Qur’aanka.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Waxaa dhamaaday wareegii shanaad ee Tafsiirka Qur’aanka kariimka oo kabixi jiray radio warsan maalin kasta 4:30 oo galabnim rugaal celiskiisuna ahaa 8:30 oo fiidnimo marka laga reebo maalinta jimcaha…
Munaasabadda Maallinta Caalamiga Ah Awgeed, Ayaa Ergeyga Gaarka Ah Wuxuu Ku Dhiiri-Geliyay Dhamaan Dadka Soomaaliyeed Inay Gacan Ka Geystaan Nabad Kusoo Dabaalidda Soomaaliya
Iyadoo adduunku xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta ku dhiirri-geliyay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay gacan ka geystaan xaqiijinta nabad waarta oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur {Banooda} Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA OO SOO DHOWEEYAY WADAHADALLADA KU SAABSAN DEYN KA CAFINTA SOOMAALIYA
Koox ka tirsan saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* ayaa soo dhoweyay wada-hadalada guusha kusoo idlaaday ee ku saabsanaa deyn cafinta iyo maamulka maaliyadda ee dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada…
Dhageyso+Sawiro:-Sanadguuradii 21 aad ee Golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed oo laga xusay Baydhabo
Baydhabo Somaaliya-[WMN}-Sanadguuradii 21aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa laga xusay magaalada Baydhabo, iyadoona ay ka soo qaybgaleen madax iyo mushtamac lagu casuumay munaasabadda iyo fanaaniin iyo…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Laaxin…








