Xanuunka Dhimirka Waagii Hore Waxaa la Aaminsanaa in uu yahay Cudur ku yimaado qaab dhimir ah oo kaliya, oo uusan aheyn cudur ka muuqdo jirka maxaa yeelay xanuunka dhimirka wuxuu…
WARARKA MAANTA
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta qaarkood lagu baahiyey in Guddiga doorashooyinka Qaranka ay ku dhawaaqayaan dib u dhac doorasho sababo laxiriira Cudurka Coronavirus,hayeeshee Guddiga ayaa…
Ciidamada DF oo billaabay howl-gal ka dhan ah halis ay Al-Shabaab ka qorsheeyeen Janaale iyo Marka
Ciidamada dowladda ayaa billaabay howl-galo ka dhan ah qorshayaasha Al-Shabaab ee ay miinooyinka ugu aaseen wadada xiriirisa deegaanada Janaale iyo Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galkan oo lagu bur-burinayey Miinooyinka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saartey Shukri Ismacil Axmed hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (jecelow) Dhageyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…








