Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo xalay khudbad ka jeedinayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa ka hadlay saameynta ka dhalatay cudurka Coronavirus ee ka dilaacay Soomaaliya. Cumar Filish…
Category
WARARKA MAANTA
Muqdisho; Sabti, May 02, 2020 —-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday gobalka Banaadir,…








