Shirkad diyaaradeed oo laga leeyahay dalka Iran ayaa lagu eedeeyay in ay faafisay cudurka Caronavirus, kadib markii dad badan oo qaba cudurkaasi ay geesay qaar kamid ah Wadamada Carabta. Shirkada…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka
written by HAJI
Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Dowlad goboleedyadaya Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: May…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaaanka Koonfur Galbeed. Allaha u naxariistee Xildhibaanka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray…










