Dagaal hub kala duwan la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush oo ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya inuu dagaalka u dhaxeeyo ciidamada Booliska…
Category
WARARKA MAANTA
RW Kheyre oo faray Wasaarada Maaliyadda bixinta lacagta ku baxeysa ka hortaga Fatahaada Baladweyne
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne ee wadajirka ay u wadaan shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, si looga baajiyo…
Allaha u naxariistee waxaa dalka Kuwait ku geeriyooday safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo jaamacadda carabta ee danjire Cabdulqaadir Maxamed Waceys waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay xildhibaano ka tirsan golaha…
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka
written by HAJI
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 3 bukaan ay geeriyoodeen 8 ruux…








