Wararka aan ka heleyno gobolka Bari ee Puntland waxay sheegayaan in s dagaal uu ka dhacay degaan u dhow degmada Iskushuban. Dagaalka ayaa ka dhacay goob lagu magacaabo Ceelka-Il oo…
Category
WARARKA MAANTA
Daawo:-Wasiir Goodax Barre” Waxaan ogaanay Siyaasiyiin isku dayay inay fashiliyaan Imtixaanka”
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Baraha Bulsahda uu ku arkay muuqaal been abuur ah oo dano siyaasadeed laga leeyahay si loo qal-qal-geliyo imtixaanka…
Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur gacal, ayaa beeniyay in ay jiraan qodobo la isku mari waayay shirka Dhuusomareeb uga socda madaxda dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay…










