Shirarka gaar gaarka ah ee Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ayaa weli dhinac u dhicin, iyadoo la isku mari la’yahay qodobada qaar ee Madaxda ka…
WARARKA MAANTA
Akhriso WAR-MURTIYEED Kasoo Baxay Shirka Madaxda DFS iyo Madaxda Dowlad Goboleedyadad
War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada soo socota ee la isku khilaafsanaa. Madaxda Soomaalida ayaa isku af-gartay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Ciidanka Kumaandooska Danab, ay ku leeyihiin Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha ayaa waxaa kormeerkan…
MADAXWEYNE FARMAAJO “SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAA LOOGA BAAHAN YAHAY IN AY KU KALSOODAAN HOR U SOCODKA SIYAASADEED EE DALKEENNA”
Luuliyo 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee…
Madaxwayne Waare “Xildhibaankii kursigiisa dhabarka saartay ama la cararay ha ogaado, hana ku Bishaareysta Xildhibaankaas sooma noqonaayo”
Madaxweynaha HirShabeelle Mohammed Abdi Waare ayaa caawa Khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo caawa lagu soo gebagebeeyey Dhuusamareeb. Waare ayaa…










