Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa khudbad ka jeediyey magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimaha doorashada dalka, waxuuna sheegay in kursiga uu ku yimid doorasho dadban oo lagu qanacsanaa,…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni “Waxaa meesha ka baxay Khilaafkii ka dhex-jiray DF iyo Mamul Goboleedyada”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad ka jeediyay Shirka Caawa Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada uga furmay Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweye Deni ayaa waxaa uu sheegay…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay Khubad ka jeediyay Shirka Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in…
Ethiopia oo sheegtay inaysan jirin cid ka horistaagi karta isticmaalka Biyaha Wabiga Nile
Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay inaysan jirin cid ka horistaagi karta isticmaalka biyaha wabiga Nile,waxana uu Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedduu Andaargaashew sheegay Itoobiya iney biyaha wabiga Nile ay u isticmaali…
Makamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay soo geba-gabeysay dhageysiga eeda loo heysto Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada Muqdisho Cabdi Casiis Axmed Gurbiye. Maxkamadeynta ayaa waxaa goobjoog…
Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Caawa Khubad ka jeejiyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwo maamul goboleedyada ee dalka ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xalay ka hadlay munaasabaddii lagusoo xerayay shirkii Dhuusamareeb uga socday madaxda maamul Goboleedyada iyo hoggaanka ugu sarreeyo dalka. Waxa uuna tilmaamay in…










