Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xalay lagu qabtay xaflad ballaaran, oo lagu soo geba-gabeenayay shirkii wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah ku lahaayen magaaladaasi. Munaasabadan oo hal-ku-dhig looga…
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo hormarimta dhaqaalaha dalka Amb Gamal Mohamed Xasan ayaa guddoomiyay shirka golaha hormarinta qaranka kaasi oo ay ku mideysanyihiin Wasiiradda qorsheynta dowlad goboleedyada iyo wasiirka qorsheynta qaranka…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Jamal Maxamed Xasan ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, iyada oo siwyen halkaasi loogu…
Midowga Boqortooyada (UK) ayaa Soomaaliya ka taageeraysa la dagaalanka ayaxa aafeeyey dhulka xooluhu daaqaan, iyo dallaga beeraha, kadib roobabkii iyo fatahaadihii dalka ka dhacay, sidaas waxaa lagu sheegay war sasxaafadeed…










