Madaxda maamulada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka ah kuna qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda…
WARARKA MAANTA
Qoraal kasoo baxay Xubnaha Ururka Midowga Afrika ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee Magaalada Dhuusamareeb. Ururka Midowga Afrika…
Wasiir Maareeye “Axsaabta mucaaradka ah ee dalka ayaa qeyb ka noqon doona shirka Dhuusamareeb ka dhici doona
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in shirka loo ballansanyahay bartamaha bisha Agoosto ay ka qeyb-gali doonaan axsaabta mucaaradka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wasiiro, Xildhibaano iyo…
Kulan Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa kusoo dhamaaday buuq kadib markii xildhibaanada qaar keeneen mooshin xilka looga tuurayo Ra’isul Wasaare Kheyre. Gudoomiyaha…
Guddoonka Golaha Shacabka oo Madaxweye Farmaajo ka dalbaday Magacaabista Ra’iisul Wasaare cusub
Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub. Waxaa uu sheegay 170 Xildhibaan ay xilka ka…










