Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiiyey shirweynihii uu yeelan lahaa xisbigiisa Jamhuuriga oo lagu waday in lagu qabto Florida State, xili gobalkaasi ay kusii badanayaan dadka uu ku dhacay cudurka…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dood ku saabsan xaalada Hoy la’aanta iyo cimilada ee saameysey Barakacaysha Magalada Baydhabo
Barnaamijka Todobaadkan waxaa looga hadlaayey Saameynta dhaxanta iyo qabowga dhacaya sida u saameeyey dadka Barakacaaysha ee ku nool kaamaka Baydhabo. Dhageyso:-Dood ku saabsan xaalada Hoy la’aanta iyo cimilada ee saameysey…
Beesha Caalamka oo ka hadashay Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb dalbatayna doorasho toos ah
Qoraal kasoo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee Magaalada Dhuusamareeb. Beesha Caalamka ayaa waxaa…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay labo xubnood oo u metelaya maamulka Puntland guddiga farsamo ee dhowaan ay madaxda dowlada federalka iyo maamul goboleedyada ku heshiiyeen inay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 25/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Agendaha kulanka ayaa ah,…









