Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu meesha ka baxay qadarintii iyo wanaagii uu u hayay dowladda federalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay inuu bareerahiisa la tegidoono Dhuusomareeb. “Shalay Dhuusomareeb markaan…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda degmada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Cabdullahi Koosto ayaa xalay lagu dhex dilay hooygii uu ka deganaa magaalada Wanllawen. Weerar ku bilaawday rasaas,…









