Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Ruushka Alexei Navalny oo xanuunsaday maalma kahor ayaa la geeyay dalka Jarmalka, si halkaas loogu daweeyo. Navalny ayaa ku jira xalad miir daboolan ah, waxaana diyaarad…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Caafimaadka ee todobaadkan oo maalin walbo oo Axad ah sacada marka aya tahay 9:00 Am-10:-00 aad dhageysataan waxan oo daadihinaya Wariye Cabdinasir Axmed Mayow Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha…
Midowga Yurubka oo war ka soo saaray markabka la sheegay in lagu afduubtay Xeebaha Puntland
written by HAJI
Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeeda Soomaaliya ayaa tafaasiil kasoo saarey Markabkii la sheegay in asbuucii hore lagu afduubtay xeebaha deegaanada maamulka Puntland, sida lagu daabacay wakaalada wararka ee…










