Dooda maanta waxa looga hadley siyaasada Dalka iyo doorashooyinka soo socda,waxana Marti ku ahaa dadka falanqeeya arimaha Siyaasada.Hoos ka dhageyso Dooda waxana daadihinaya Wariyasha kala ah Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS Gaashaanle Sare Maxamed…
Sii hayaha xilka R’iisal wasaaraha dalka oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban+Sawirro
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Fedeaalka ayaa la kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Maxamed Xuseen Rooble. Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha…
Heshiis is-afgarad iyo wadashaqaynta dhax martay Wasaarada Caddaaladda KGS iyo Barnaamijka Balaarinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda
Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda. Iyadoo la tixraacayo is-afgaradka la kala saxeexday, Barnaamijka balaadhinta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulankaan ayaa looga hadlaayay xaaladda Siyaasadeed…









