Kumanaan ruux ayaa wali Israel kawado dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo Ra’iisul Wasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu. Dibad baxyada oo galay todobaadkii 15’aad ayaa lagu dalbanayaa in uu xilka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa sheegay goor dambe oo sabtidii ah in ciidamadiisa “ay calankooda ka taageen” magaalada istiraatiijiga ah ee Madagiz ayna qabsadeen tuulooyin dhowr ah. Wasaaradda Difaaca Armenia…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay ujeedka safarka aan horey loo shaacin ee uu madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Ereteriya. Madaxweynaha iyo…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea Isaias Afwerki iyo Mohammed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadahadal balaaran ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada. Madaxda ayaa diirada saarey xoojinta qaab dhismeedka iskaashiga Ereteriya iyo Soomaaliya & xoojinta…









