Dowlada Liibiya oo dalbatay baaritaan ku aadan Tahriibayaal Dooni lagu gubay
Baydhabo-{WMN}-Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka dhacay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee…
