Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 16-10-2016
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Maamulka degmada baydhabo oo baaq udirey musharxiinta soo garayaa magalada baydhabo
by ATEERA October 17, 2016Baydhabo(WRB)Magalada baydhabo oo xarun kmg ah dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq aad u wanaagsan oo dhanka amaanka kaasi oo Ay kashaqeyeen maamulka degmada ciidamada laka…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Idaacada Warsanradio.com 17-10-2016
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHOOFKA MUUSKA OO DHOOFKIISII KA ISTAAGAY WADANKA
by ATEERA October 17, 2016Muuska oo ah dalaga labaad ee suuq geyn wanaagsan ka heystay dalka dibadiisa gaar ahaan wadamada carabta, ayaa joogsaday, markii uu guray wabiga Shabeelle. Sababaha dhoofka muuska uu ujoogsaday kaliya…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha oo u hambalyeeyey madaxda cusub ee Hirshabeelle
by ATEERA October 17, 2016Muqdisho-RisaalaFM- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay…
-
WARARKII MAANTA
AKHRISO+DAAWO SAWIRO: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee K/Galbeed
by ATEERA October 19, 2016Baydhabo(WRN)Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa soo gaba gabeeyay Doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad Gobaleedkaas koonfur Galbeed. Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Guddiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur…
-
WARARKII MAANTA
Khudbado laga dhageystay Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare ee Puntland
by ATEERA October 19, 2016Mudanaayasha baarlamaanka Puntland oo ay soo xaadireen in ka badan 50 Mudane waxaa shir Guddoominayay guddoomiyaha Barlamaanka PuntlandAxmed Cali Xaashi, waxaana Goob jog ahaa Guddiyadda doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Idaacada Warsanradio.com 19-10-2016
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO+WARBIXIN:CURYAAMIIN KU NOOL BAYDHABO OO NOLOSHOODA KA SOO SAARTA BEER AY KU SHIRKOOBEEN
by ATEERA October 20, 2016Baydhabo(WRB)Lix iyo labaatan qof oo naafo ah oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa nolosha qoysaskooda ka soo saarta beer ay shirko ku yihiin oo ku taalla…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi”Dadkii Kasoo Laabtey Dalka Keynya Oo Saa Gaarey Magalada Baydhabo
by ATEERA October 20, 2016Waa Sidee Xaalada Nolaleed Ee Dadkii Dib Ugu Soo Laabtey Magalada Baydhabo Ayadoo In Muda Ah Ay Ka Maqnayeen Dalka Somaliya Waxaa Ay Ku Jireen Xeryaha Dalka Keynya. …
