Muqdisho(WRB)- Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida guusha leh ee lagusoo gunaanaday geedi-socodkii…
WARARKII MAANTA
-
-
kulanka warsanWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHASGEYSO+WAREYSI:AFAYEENKA JAALIYADA DIGIL IYO MIRIFLEH C/QAADIR AXMED JIIFSAGAAREY OO KAHADLAYA SHAQSIYADII IYO TARIIQDII UU LAHAA MARXUUN ISAAKH MALAAQ IBRAAHIM
by ATEERA October 20, 2016Baydhabo(WRB)Alle Ha”unaxriiste Waxaa Dhawaantaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka bay Ku Geeriyoodey Marxuun Isaakh Malaaq Ibraahim Oo Ahaa Malaaq Si Weyn Loogu Yaqiiney Koonfurta Somaliya Waxaa Uu Marxuunku Ku Dhashtey…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 23-10-2016
-
WARARKII MAANTA
KENYA ” DERBIGA 75 MAALMOOD AYAA LAGU DHAMEYSTIRI DOONAA”
by ATEERA October 29, 2016Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay si deg deg ah u dhameystiri doonto derbiga ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya , si looga baaqsado weerarada ay geysanayaan Xarakada…
-
WARARKII MAANTA
QM oo War kasoo saartay deegaanadii ay ka baxeen ciidanka Itoobiya
by ATEERA October 29, 2016Qaramada Midoobey ayaa ka derisay xaalada ay kunool yihiin dadkii kunoolaa degmooyinka iyo sidoo kale deegaanada dhawaan ay ka baxeen ciidanka dowladda Itoobiya , islamarkaana gacanta u galay Al-Shabaab. Xafiiska…
-
WARARKII MAANTA
Saraakiisha Dowladda “10 Shabaab ah ayaan ku dilnay Gedo”
by ATEERA October 29, 2016Saraakiisha Ciidanka Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay Dagaal ka dhacay Deegaan Duleedka ka ah Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo in ay ku dileen 10 Dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab.…
-
WARARKII MAANTA
Liiska Musharaxiinta xubnaha Aqalka sare ee Hirshabeelle oo maanta lagu dhawaaqayo
by ATEERA October 29, 2016Musharaxiinta xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo, iyadoo ay ka dhex muuqan doonaan xubno siyaasiyiin ah oo ka soo kala jeeda Gobolada Hiiraan…
-
WARARKII MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga oo shir guddoomiyay shirka Ciidamada birmadka ee geeska Afrika
by ATEERA October 29, 2016Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa shir guddoomiyay shirka sanadlaha ee dalalka ku bahoobay Ciidamada Birmadka Geeska Afrika oo sanadkii hore la aas aasay. Shirkan oo ka…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Hay’adda Culimada oo baaq u dirtay Puntland iyo Galmudug
by ATEERA October 29, 2016Iyadoo weli xiisado colaadeed ay ka jiraan qeybo ka mid ah Gobolka Mudug gaar ahaa Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ayaa Hay’adda Culimada Soomaaliyeed waxa ay ku cel celinaysaa in la joojiyo…
-
Agaasimaha hay’adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in hay’addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo…
