Khabiirkii kubadda cagta ee reer Argentine, Diego Maradona ayaa geeriyooday, isagoo jira 60 sano, ka dib markii uu wadnaha istaagay. Tababaraha Gimnasia ayaa horaantii bishan la dhigay isbitaalka, maalmo yar…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Oo Lagu Xusey Magaalada Baydhabo.
by ATEERA 21/11/2020Munaasabaddaan ka dhacdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa loogu dabaaldagaayey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 Nov. oo laxuso sanad kasta. Munaasabadda ayaa waxaa qeyb ka…
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAganacasigawaraki radioWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Wasaaradda Beeraha oo soo bandhigtay buugaag ka hadlaya beeraha dalka
by Admin 03/10/2020Kusimaha Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, madax ka socotay Mashruuca GEEL iyo qubaro dhanka beeraha ah ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Buugaag ka hadlaya hagaha Tacabka iyo…
-
maqal iyo muqaalWararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
China: Diyaar uma nihin dagaal Qabow iyo Mid kulul toona! – Muuqaal
by Admin 24/09/2020Hogaamiyaha China ayaa sheegay inuusan dalkiisa diyaar u ahayn xiligan Dagaal Qabow ama mid kulul oo ay dal kale la galaan, isagoo ka digay in la siyaasadeeyo ka hortaga cudurka…
-
ARIMAHA BULSHADAFeaturedWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Invitation to Bid For Supply of School learning materials – Baidoa, Somalia
by Admin 13/09/2020Anywhere CONTRACT/CONSULTANCY Job category: Tender/Bid/RFQ/RFP Post date:11 Sep 2020 Job expires in: 8 days Share job: Job Description Tender reference no: Baidoa/001/2020 Title: Supply of School learning materials Contracting Authority: FCA Somalia Deadline for…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Golaha Ammaanka oo soo saaray qaraar ku saabsan Soomaaliya fariiina u diray DF iyo dowlad goboleedyada
by Admin 29/08/2020Golaha Ammaanka QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyey qaraarka 2540 (2020), kaasi oo muddo sanad ah ku kurdhiyey muddo xileedka xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasi oo lagu…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Qaarada Africa oo ka xorowday Cudurka Qatarta ah ee Dabaysha.
by Admin 26/08/2020Wadamada Qaarada Africa ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in ay ka xoreebeen Cudurka Dabaysha oo kamd ah Cudurada halista aadka u badan qaarada ku hayay. Cudurka dabeysha waxuu inta…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Sudan oo sheegtay inaysan heshiis la galayn Israel
by Admin 26/08/2020Raysalwasaaraha Sudan Abdallah Hamdok ayaa sheegay in xukuumadooda aysan awood u lahayn inay wax heshiis ah la gasho Israel, arrintan oo uu ka codsaday Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka. Mike…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Israel oo duqeysay goob ay Ururka Xisbullah Ku xoogantahay Koonfurta Lubnaan
by Admin 26/08/2020Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa maanta oo Arbaca ah duqeyn la beegsaday koonfurta dalka Lubnaan kadib markii ay sheegeen in xabado looga soo tuuray dhinaca dalka Lubnaan. Wasaarada Difaaca ee…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dowladda Sudan oo Mareykanka ka dalbatay in uu liiska argagixisada ka saaro
by Admin 26/08/2020Raiisel wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok ayaa sheegay in uu kala hadlay xogyahay arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo oo boqosho ku tagay dalkaas arrimo ay ka mid yihiin in Suudaan…
