Baydhabo(WMN)-Isticmaalka Caanaha Geella Boqolkiiba Waa 90% Haba ugu badnaatee Bisha Ramadaan, Subax Walba Waxaa Magaalada Baydhabo Soo gala Haween Badan Oo Wada Dhiisha Caanaha Dadka ayaana Suga Hooyooyinkaas Caanaha Magaalada…
WARARKII MAANTA
-
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Faah faahin: Goolhayihii hore ee xulka Qaran oo caawa lagu dilay degmada Afgooye iyo wararkii u dambeeyay
by HAJI May 7, 2020Goolhayihii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) ayaa caawa lagu dilay degmada Afgooye, isagoo ku jiray masaajid. Wararka ayaa sheegaya in kooxo bastoolado ku hubeysan ay toogteen…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi la socda oo ka degay Jabuuti
by HAJI June 14, 2020Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaaran uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambabaxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si weyna ayaa loogu soo dhaweeyey Caasimadda dalka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Maamulka Isbitaalka Degmada Xuddur Oo ka hadlay baahida looqabo qalabka neefsiga ama ogsijiinta oo lagula tacaalo dadka qaba cudurka Covid 19.
by ATEERA June 19, 2020Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool waxey ka mid tahay degmooyinka ka tirsan koonfur galbeed ee laga heley cudurka covid 19, dhaqatiirta ka howlgasha isbitaalka Degmada Xudur waxey muujiyeen cabsida…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Dhalinyaro Oo Shaqo Abuur Unoqotey Ka Shaqeynta Baararka.
by ATEERA June 20, 2020Waxaa jira dhalinyaro badan oo xiligaani shaqo la`aan ku ah magaalada baydhabo ee xarunta gobolka kuwo kalena qaarkood, Waxey ka xoogsadaan ama ay ka shaqeyaan baararka ku yalaan magaalada baydhabo…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Soddon sano ka dib kooxda liverpool waa horyaalka koobka ingriiska
by HAJI June 26, 2020Waxaa xalay soo afjarmay soddon sano oo Liverpool ay sugaysay horyaalka England ka dib markii ay 23 dhibcood ka sara martay Manchester City oo guuldaro 2-1 ay kala kulantay Chelsea.…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: AXMED DOORO OO MUDO 18 SANO NOLASHIISA KU TIIRSANEED IIBINTA DOORADA.
by ATEERA June 26, 2020Axmed Maxamed Cabdi oo ku magic dheer `Axmed Dooro` waxaa uu ku nool yahay Magaalada Baydhabo janaay waa qof leh xaas iyo caruur mudo in ku dhow 18 sano waxaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Warbixin Wiil dhalinyaro ah oo nolashiisa ku tiirsan Iibinta Cabitaanka.
by ATEERA June 27, 2020Wuxuu sheegey iibinta biyaha cabitaanka in uu kaga badbaadey fikirada qaldan tahriibka iyo in uu baagi muudo uu ku ahaado Magaalada Baydhabo asigoo hada uu leeyahay xaas iyo 2 caruur…
-
WARARKII MAANTA
Sawiro: Ali Said Fiqi Oo Dhiira galiyey Boolis Ka Tirsan KG.
by ATEERA June 27, 2020Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Dr. Ali Said Fiqi ayaa Maanta Ciidanka Booliska gaarka KG oo dhawaan Tababar loo soo xirey Ku booqdey xerada gaadiidka Booliska ee…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Isticmaalka Gaadiidka Ka Shaqeyaan Baydhabo iyo Muqdisho Oo Sii badanayaan Tan iyo Markii Xayiraad Lagu Soo Rugay Diyaaradaha.
by ATEERA June 29, 2020Ku dhawaad afar bilood waxaa hakad ku jiraa isticmaalka diyaaradaha dibada iyo kuwa gudaha bilaawashadii cudurka Covid 19 taasi oo loo joojoyey faafitaanka cudurkaasi oo dalal badan si aad ah…
