Sacuudi Carabiya iyo Imaaraatka oo dalalkooda ka masaafuriyay shaqaalaha Itoobiyaanka ah
Kumanaan shaqaale Itoobiyaan ah oo bilaa sharci ah ayaa si lama filaan ah looga musaafuriyay dalka Isutaga Imaaraatka carabta iyo Sacuudi Carabiya iyaga oo dib loogu celiyay Addis Ababa usbuucii…
