SAWIRO:Wasiirka wasaradda gargaarka maareynta iyo Masiibooyinka D G K oo soo xirey siminaar Muddo seddax maalin ah usocdey Shaqalaha wasaradaha KG.
Baydhabo(WMN)_Tababarkan oo socodey Muddo seddax maalin ah ayaa loo qatey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradaha Dowlad Goboleedka kgs Waxana lagu bareyay Xog Aruurinta Iyo qiimeynta, Waxana Maanta si rasmi…
