Booliska Kenya Oo Soo Badbaadiyay Haween Soomaali Ah Oo La La’aa
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowladda Kenya ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo badbaadiyeen in ka badan 16 Haween Soomaali ah, kuwaasi oo qaarkood heystay dhalasha Mareykanka. Ciidanka…
