malaaq deerow malaaq yacquub oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyay. iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay warbaahinta qaar ay sheegayeen in xilka qaadis lagu sameeyay malaaq deerow malaaq yacquub oo…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Waraysi Xasaasi ah Maamulka Degmada Bardaale oo La Badaley. Dowlad Goboleedka koonfur kalbeed soomaaliya..
by Warsan Radio August 21, 2015Maamulka Degmada bardaale oo la badaley. Dowlad goboleedka koonfur kalbeed soomaaliya bilaawdey in degmooyinka qaar kamid ah ay badaleen mas,uulka ayaaa ayaa sheegey qaabka cusub ay la imaaatey asigoo raacsiiyey…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- wareysi anu layeelanay Gadoomiya qasan dheere ayaa soo dhaweeyey badalka ay ku sameeyn maamulka koonfur galbeed soomaaliya ..
by Warsan Radio August 21, 2015Gadoomiya qasan dheere ayaa soo dhaweeyey badalka ay ku sameeyn maamulka koonfur galbeed soomaaliya baryahaan ayaa soo if baxeyso in gadoomiyaasha in la badlo dhaamaan shaqaalaha gadoomiye gongoon oo u…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gadoomiyaha Degmada Wadajir oo Soo Booqdey Shacabka Ku Dhaqan Baydhabo …
by Warsan Radio August 21, 2015Gadoomiyaha degmada wadajir oo soo booqdey shacabka ku dhaqan. Degmada wadajir oo ka tirsan magaalada baydhabo janaay oo soobooqdey gadoomiyaha oo si ween shacabka uga soo dhaweeyey asigoo ka hadley…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Degmada Qasan Dheere oo Ku Sugan Wasiirka Shaqada iyo Shaqaaalaha>>
by Warsan Radio August 21, 2015Degmada qasan dheere oo ku sugan waziirka shaqada iyo shaqaaalaha. Waziirka ayaa soo kaarey si degmada qasan dheere si ay u ogaadaan xaalada ay ku sugantahay degmada ayaaa waziirka uuu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- waziirka arimaha gudaha goor dhow wareeysi ay la yeelatey warbaahinta kgs.
by Warsan Radio August 23, 2015Waziirka arimaha gudaha ee maamul KMG 3Gobal goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo dhawaan safaro kala duwan ku tagey qaar kamid ah degmooyinka hoos taga gobolka baay asigoo sheegey waziirka qaar…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Malaaq moqdiyow oo wareeysi siiyey Warsan radio…
by Warsan Radio August 23, 2015Malaaq moqdiyow oo wareysi siiyey warsan radio iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa ka hadley xulida baarlamaanka oo mardhow yeelan doono baarlamaan oo si qof walba xaq u yeelan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Al-fanaan Ali Buggey oo dad weenaha buraarujinaayo…
by Warsan Radio August 23, 2015BAYDHABO:-WSR)–Cali buggey oo ka mid ah fanaaniinta soomaaliya gaar ahaan koonfur galbeed soomaaliya oo ka hadley dadka shaley imaadey oo baanta ku dhahayo igu imaaw xafiiskey ama ku cusub siyaasada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Qaar kamid ah Bulshada Ku Nool Baydhabo oo Figirkooda Ka Dhiibanaayo Ku Maadka Ay u Geynaayaan Bulshada.
by Warsan Radio August 23, 2015Bulshada ayaa isku raacdey inta wax karadka ah in Al-shabaab oo cadow kuvah bulshada soomaaliya ayagoo shacabka ku nool magaalada baydhabo janaay isku raaceeyn in ay yihiin cadow oo ay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Gadoomiyaha degmada baydhabo janaay oo ka hadley dhibka ay ku hayaan umada soomaaliyeed.
by Warsan Radio August 23, 2015Gadoomiyaha degmada baydhabo janaay ayaa sheegey Al-shabaab in waa jib tahay in lala dagaalmo oo qasab tahay wixii taba bar ama hub ah waxaa la weydineyaa dowlada soomaaliya ayuu yuri…
