BAYDHABO–(WSR)–Xafiis cusub oo ah Nadafada ayaa laga furay magalada baydhabo janaay ee gobalka baay madaxdii kahadashay iyo arimaha bulshada oo dhan ayaa is ku guyimid munaasabada waana xafiis cusub oo…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Wasaaradda Waxbarashada oo soo bandhigtay liiska arday ku guuleysatay deeqo waxbarasho
by Warsan Radio August 30, 2015Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay liiska ardayda Soomaaliyeed oo ku guuleystay deeqo waxbarasho oo heer Jaamacadeed ah, kuwaasi oo isugu jirta kuwa gudaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Gadoomiyaha Degmada Tiyeeglow Mudane Maxamed Cabdale oo Warbahinta KGS Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaayo Siiyey.
by Warsan Radio August 31, 2015Tiyeeglow –WSR–Gudoomiyaha degmada tiyeeglow nudane maxamed cabdalle xassan food oo warbixin dhinac walba taabaneyso ka war bixiyey degmada tiyeeglow ayaa sheegey gadoomiyha in amniga degmada tiyeeglow aad u sareyso oo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gadoomiyah Degmada Goofgadud Shabeelow Axmed Jadiid oo Wareeysi Siiyey Radio Warsan..
by Warsan Radio August 31, 2015Goofgaduud–WSR–Gadoomiyha degmada Goofgadud shabeelow oo ka tirsan gobolka baay mudane axmed jadiid warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya wareysi siiyey ayaa sheegey in guul ay ka kaareeyn alshabaab oo degmada amaankeyda suganyahay.…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiyha Magaalada baydhabo oo Socdaal ku Tagey Qaar Katirsan Degmooyinka Ka Tirsan Gobolka Baay.
by Warsan Radio August 31, 2015Gadoomiyaha magaalada baydhabo janaay mudane Abdullahi watiin oo isla markaas ah duqa gobolka baay ayaa maanta waxaa sucdaal ku tagey qaar ka tirsan degmooyinka gobolka baay ayaa sheegey in inta…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio August 31, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey bishaar xasan maxamed bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Gadoomiyha Xudur Maxamed Maclin Axmed oo Wareysi Siiyey Warbaahinta kgs.
by Warsan Radio August 31, 2015Gudoomiyaha degmada xudur mudane maxamed maclin axmed ayaa sheegey in magaalada ay nabad ka jirto ay gacanta dowlada ay ku jirto sidoo kale ayaa gadoomiyha sheegey in ka jirto dhaq…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-kulan Baydhabo Ka Dhacay Oo Loogu Hadlayay Sidii Bulshad Uga Qeybqaadan lahaayeen Dhisida Maalada
by Warsan Radio August 31, 2015kulan Baydhabo Ka Dhacay Oo Loogu Hadlayay Sidii Bulshad Uga Qeybqaadan lahaayeen Dhisida Maalada. kulan lagu wacyi gelinaayay odoyaasha iyo dhaqanka oo ay soo qabanqaabisey IGAD iyo waxaa maanta uu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Malaaq Shiine ayaa Faahfaahin Ka bixiyay Habdhismeedka Baarlamaanka Koonfurgalbeed..
by Warsan Radio August 31, 2015Malaaq Shiine ayaa Faahfaahin Ka bixiyay Habdhismeedka Baarlamaanka Koonfurgalbeed. Malaan shiine oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee digil iyo mirifle ayaa ka warbixiyay xulitaanka baarlamaanka koonfurgalbeed ee soomaaliya. shiine…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Baay Oo Lagu Duqeeyay Dagaalyahno Shabaab Ah.
by Warsan Radio September 1, 2015Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Baay Oo Lagu Duqeeyay Dagaalyahno Shabaab Ah. wararka naga soo gaareya deegaanka Buulo Barako ee gobolka Baay ayaa la sheegaya in dagaalyahnada shabaab lagu duqeeyay…
