Wareysi aanu Layeelanay Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo loogu waramay xalada degaanka afgooye oo laga cabsiqabo inuu ku soo fataxmo wabega waxaa kela noo sheegay inuu ayaa muu jindoonaan dedaal fican…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Ciidamada AMISOM Oo Xarun Caafimaad U Dhisey Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed
by Warsan Radio October 28, 2015Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya Ee AMISOM ayaa maanta xarunta Caafimaad ay ka hargaliyeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, taasoo lagu daaweyn doono ciidamada Booliska Ee Dowladda…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio October 29, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan hoose kadhageyso…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Guddiga Masjidka Kadiim ee Baladxaawo oo Codsadey in laga qeyb qaato dhamaystirka Dhimaha Masjidka oo maraya Gebo Gebo (Sawwiro+Cod)
by Warsan Radio October 29, 2015Guddiga dhismaha Masjidka Khadiim ee Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa Codsi Baaq ah oo ay soo saareen waxay kaga Codsadeen Umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah meel kasta oo ay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi Cabdiqani Siid Axmed G/doomiyaha Deg Afgooye +Wararkii ugu Dambeeyay diyaarad ku dhacday duleedka degmada Afgoye>>
by Warsan Radio October 29, 2015Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo is qilaafsan kuna saabsan diyaarad duhurnimadii maanta ku dhacday deegaan lagu magacaabo Cusmaan Durre oo dhanka Galbeed ka xiga degmada Afgoye. Diyaaradan ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiye Siidii “Halka ay Diyaarada Ku Dhacday Waa jJdka Isku xira Toora-Toorow iyo Afgooye”
by Warsan Radio October 29, 2015Afgooye(WSR)— Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa xaqiijiyay duhurnimadii maanta diyaarad ay ku dhacday duleedka galbeed ee degmada Afgooye, isagoo sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan diyaarada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Fariin Ka Soo Yeertay Gudoomiyaha Gobalka Bay Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed, >>
by Warsan Radio October 30, 2015Fariinka Soo Yeertay Gudoomiyaha Gobalka Bay Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed fariintaas hoos ka dhagayso codka Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed, Dhageyso:-Fariin Ka Soo Yeertay Gudoomiyaha Gobalka Bay Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed,…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo:RW, Ku Xigeenka Soomaaliya Maanta Gaarey Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio November 1, 2015Guddiga loo magacaabay fatahaadaha iyo roobabka la filayo iney ka da’aan dalkeena ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Guddiga oo uu hoggaaminayo R/wasaare ku xigeenka dalka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi+Ciidamada KGS iyo Al-shabaab Oo Isku Fara Saarey Gobolka Bakool
by Warsan Radio November 1, 2015Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 40-kalena way ku dhaawacmeen weerarro ay aroornimadii hore ee saakay ku qaadday Al-shabaab saldhigyo ay ciidamada dowladda KG Soomaaliya iyo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo:Wasiirada Maaliyadda ee DF iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho Ku Kulmay
by Warsan Radio November 1, 2015Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Max’ed Aadan Ibraahim Fargeeti oo hadal ka jeediyay kulan 3 maalmood soconaya oo maanta Muqdisho kaga furmay Wasiirada Maaliyadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa…
