Maanta oo kale waxay ku beegantahay maalintii dhintey Abwaan Sahal Macalin Ciise oo ahaa abwaan sameeyay heeso iyo gabayo badan oo ugu hadlay nabada, wadanoolaanshaha iyo iswanaajinta. Magaalada london ee…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Xildhibaan Dalxa Oo Ka Hadlay maamulada somaliya>>
by Warsan Radio November 11, 2015Xildhibaan Dalxa Oo Ka Hadlay maamulada somaliya -Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kahadley sida u socdan maamulada dalka laga xergaliyey . Hadalka Xildhibaanka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi aanu la yeelanay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur mustaf aadan>>
by Warsan Radio November 11, 2015wareysi aanu la yeelanay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur mustaf aadan gudoomiyaha ayaa ka war bixiyey roobabkii ka dacay mudooyinkii la soo dhaafay wuxuuna ka warbixiinayey qasaaraha ka dhashay roobabkaasi,…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi xasaasi ah cabdulaahi macalin nuuraw oo ka war bixiinayey shirka ka dhacayo kuweed kana qeebka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti)
by Warsan Radio November 11, 2015wareysi xasaasi ah cabdulaahi macalin nuuraw oo ka war bixiinayey shirka ka dhacayo dalka ku weed kana qeebka laayo garabka DFS. Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) wareysigaan ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-shir jaraid ka dhacay xaruunta iskoolka azahar Agaasimaha waxbarashada aziizo shig shigaw>>
by Warsan Radio November 11, 2015Agaasimaha waxbarashada aziizo shig shigaw iyo aqooniyaanida iskoolaadka oo ka war bixiyey hormarka ka socoda degaan keena ayagoo baaq u jeediyey bulshada degaankaan inay ay ka qiibqaataan hormarka dalka gaar…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG: Shariif Xasan oo qorshe Culus u gaaray Degmada Afgooye..
by Warsan Radio November 11, 2015Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay Weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ayaa goor dhaw gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Wafdiga Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa halkaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhegeyso:- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka KGS Marwo Binti Ibraahim>>
by Warsan Radio November 11, 2015Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka KGS Marwo Binti Ibraahim Binti Ibraahim Cali Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka Iyo Xaquuqul insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaliya oo la hadashay Warbaahinta (kgs) ayaa …
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-SAWIRRO: KU LAN LOOGA TASHANAYEY NOOCAAY NOQONEYSO DOORASHADA 2016 00 KA DHACAY BAYDHABA 00 LAYSKU RAACAY QAABKA>>
by Warsan Radio November 12, 2015Kulanka looga tashanayey doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo ka dhacay maanta magaalada Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah usoo qaba qaabiyey machadka doorashooyinka hanaanka dimuquraadiyada Afrika EISA ¡yo waliba ha/ada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-waraysi waziirka warfaafinta konfur galbeed soomaaliya ayaa waxaan ka wareeysanay weerarka loogo
by Warsan Radio November 12, 2015waziirka warfaafinta konfur galbeed soomaaliya ayaa waxaan ka wareeysanay weerarka loogo geestay madaxweeynaha maamulka KMG AH konfur galbeed soomaaliya shariif xasan inta udhaxeeyso Afgooye iyo moqdishu hadaba wareysigii waakan, Waziirka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 12, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Warka Caawa…
