Sawiro;- Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil Ciidaan Oo Soo Gaaray Degmada Maxaas ee G.Hiiraan.
Waxaa Goordhow Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Gaaray Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooga Dalka Soomaaliya. Xubnaha wafdigan ayaa ka koobnaa Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale…
