Magaalada Dhimowdo waxaa saamayn xooggan ku yeeshay bacaad aasay deegaanka, waxayna hadda qarka u saaran tahay in ay gebi ahaanba duuganto. Warbixintan ayaad kaga bogan kartaa xaaladda magaaladaas oo uu isbeddelka cimiladu si weyn u saameeyay. Dhimowdo is facing severe sand encroachment and risks being completely abandoned. Climate change is having a major impact on the city and its communities.
Bilan Media
-
BILAN MEDIA
SIDEE BULSHADU UGA JOOJIN KARTAA DHAQANKA KU SALEYSAN CADAADISKA EE GUURKA GABDHAHA SOOMAALIYEED.
by abdalleyahye November 5, 2025Sidee bulshadu uga joojin kartaa dhaqanka ku saleysan cadaadiska iyo ceebeynta gabdhaha Soomaaliyeed ee 30-ka jirka ah ama ka weyn ee aan wali guursan, si loo ixtiraamo go’aankooda, xorriyadooda, iyo…
-
BILAN MEDIA
Nigeria’s defence minister resigns amid rising security concerns
by abdalleyahye November 3, 2025Nigeria’s Minister of Defense, Mohammed Badaru Abubakar, has resigned from his post citing health reasons, according to a statement from the presidential spokesperson. His resignation comes at a time when…
-
BILAN MEDIA
QOYSAS BARAKACAYAAL AH OO BOSASO KA HELAY DEEGAAN SHARCI AH OO AY KU NOOLAADAAN.
by abdalleyahye November 1, 2025Qoysas barakacayaal ah oo Bosaaso ka helay deegaan sharci ah, oo ay ku noolaadaan, balse weli wajahaya caqabado la xiriira waddooyin iyo koronto la’aan. Displaced families in Bosaso who have…
-
BILAN MEDIA
Muxuu yahay xukunka islaamka ee la xiriira dheelista iyo dhaqaale ka sameynta ciyaarta 1XBEAT?
by abdalleyahye September 9, 2025 -
BILAN MEDIA
GANACSIGA GEEDKA QUMBAHA AYAA NOQDAY SHAQO -ABUUR AY DHALINYARO BADAN KU TAAGEERAAN QOYSASKOODA .
by abdalleyahye September 7, 2025Ganacsiga geedka qumbaha oo loo adeegsado daawo ahaan ayaa noqday shaqo-abuur dhalinyaro badan ku taageeraan qoysaskooda. The coconut tree business, especially its use in traditional medicine, has become a valuable…
-
BILAN MEDIA
GEED HOOSTIISA AYEEY WAX KU BARAN JIREEN AYAGOO KALA KULMI JIRAY CAQABADO BADAN
by abdalleyahye September 6, 2025Muddo 6 sano ah, Deeqa Macalin Hadaafow ayaa si bilaash ah wax ugu baraysay carruurta deegaanka Cali Yaale. Iyagoo fasallo ku qaadan jiray geed hoostiisa, waxay la kulmeen caqabado For…
-
BILAN MEDIA
Kubadda Miiska Soomaaliya oo Taariikh Dib Usoo Noqotay
by abdalleyahye September 4, 2025Kubadda Miiska Soomaaliya oo Taariikh Dib Usoo Noqotay maxay ka dhigan tahay soo nooleynta ciyaartan oo bulshada Soomaaliyeed hore ugu soo hoyn jirtay guulo? Wariye Maryan Ladane Kubadda Miiska Soomaaliya…
-
BILAN MEDIA
KAAMKA DA” IYO DANYAR AMBALAAS AY DADKU ISKU DARSADEEN OO SHAQO JOOJIYAY
by abdalleyahye August 28, 2025Qoysas barakacayaal ah ee ku nool kaamka Da’ iyo Danyar ayaa hal doolar qofkiiba iskugu biiray si ay u iibsadaan gaari ambalaas. wuxuuna caawiyay hooyooyin fool ah, carruur iyo dadka…
-
BILAN MEDIA
SHEEKADA MALAYGA MAXAY SOOMAALIDU UGA FAANI JIREEN CUNISTIISA?
by abdalleyahye August 28, 2025Soomaalidu waxay muddo dheer hilibka geela, ariga, iyo lo’da ka dhigtay cuntooyinka ugu muhiimsan. Laakiin kalluunka, oo badda laga helo, ayaa weli ahaa cunto aan si weyn loo aqbalin, xitaa…

