Waziir Nuura Mustafe Mukhtaar, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan haweenka Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso. Nuura Mustafe Mukhtaar, the State Minister of the Ministry of Education of Somalia and a Member of Parliament, extended her congratulations to all Somali women on the occasion of International Women’s Day on March 8.#IWD2026 #InternationalWomensDay #UNWomen #GenderEquality
Bilan Media
-
BILAN MEDIA
Sahra Omar, sharci-yaqaanad, ayaa ka hadashay xaaladda cadaaladda ee haweenka Soomaaliyeed,
by abdalleyahye March 9, 2026Sahra Omar, sharci-yaqaanad, ayaa ka hadashay xaaladda cadaaladda ee haweenka Soomaaliyeed, iyadoo sanadkan Maalinta Haweenka Adduunka diiradda lagu saarayo Xuquuq, Caddaalad, iyo Tallaabo dhab ah oo loo qaado si dhammaan…
-
BILAN MEDIA
DEEQA KHASIM HAWEENKA SOOMAALIYEED HA ISTAAGEERAAN OO XIRFADO HA BARTAAN MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA.
by abdalleyahye March 9, 2026Deeqa Khasim, oo ganacsato ah, ayaa ku boorrinaysa haweenka Soomaaliyeed inay istaageeraan oo xirfado bartaan, munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka. Deka Kasim,an inspired businesswoman, is urging Somali women to empower themselves…
-
BILAN MEDIA
SAHRO MAXAMED OO KA TIRSAN BOOLISKA SOOMAALIYEED OO HAMBALYO U DIRTAY HAWEENKA SOOMAALIYEED.
by abdalleyahye March 8, 2026 -
BILAN MEDIA
Haweenka Degmada Galdogob oo Dadaal ugu Jira Inay Kordhiyaan Ka-Qaybgalkooda Siyaasadeed
by abdalleyahye March 7, 2026Mar 7, 2026
-
BILAN MEDIA
WASAARADDA QOYSKA OO SOO BANDHIGTAY LAMBAR GAABAN OO LOOGU TALAGALAY HAWEENKA IYO CARRUURTA .
by abdalleyahye March 7, 2026Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Lambar Gaaban oo Loogu Talagalay Haweenka iyo Carruurta La Kulma Tacaddiyada. The Ministry of Family and Human Rights of Somalia has…
-
BILAN MEDIA
MAXAY TAHAY FAA’IIDADA CAAFIMAAD EE KALA DHEERAYNTA UURKA? DR. MAXAMED MUSE AYAA SHARAXAYA
by abdalleyahye March 7, 2026Maxay tahay Muhiimadda Caafimaad ee Kala Korinta Carruurta u Leedahay Hooyada iyo Dhallaanka? Dr. Maxamed Muuse, Dhaqtarka Haweenka, Ayaa Sharaxaya. Why is child spacing important for the health of both…
-
BILAN MEDIA
QAADASHADA BAASABOORKA BARIKA AFRIKA MA UFURI DOONTA GANACSATADA ALBAAB CUSUB OO GANACSI ?
by abdalleyahye March 7, 2026Ku biirista Bulshada Bariga Afrika ma furi doontaa albaab cusub oo isku xiraya shacabka Soomaaliyeed iyo suuqyada Bariga Afrika ? Will Somalia’s accession to the East African Community create new…
-
BILAN MEDIA
Kororka warshadaha yaryar ee dib u hagaajiya dalagyada dalka ka soo baxa
by abdalleyahye March 5, 2026Mar 5, 2026
-
BILAN MEDIA
Shacabka Muqdisho oo aragti ka dhiibtay kiiska Yaasmiin Cabdi
by abdalleyahye February 25, 2026Feb 25, 2026

