Taliya Ciidimada Booliska Gobalka Baay oo Sheegay Inay Ay Isbaaro u Dhigteen Nabad Diidka Meel Kasto oo Ka Joogaan Gobalka oo Dhan.
Taas oo ugu Baqay Hhamaan Shacabka reer Konfur galbeed Soomaliya Asigoo Hadalkiisa Sii Wata Taliya Ciidimada Booliska Gobalka Baay ayuu sheegay inay Shacabka Waxaba noo sheegaynin taasni aya tahay dhibaato horseed u aha gobalka bay.