BAYDHABO–(WSR)–Gadoomiyaha degmada baydhabo ayaa sheegey Al-shabaab in waa jib tahay in lala dagaalmo oo qasab tahay wixii taba bar ama hub ah waxaa la weydineyaa dowlada konfur galbeed soomaaliya ayuu yiri sidoo kale wuxuu sheegey in ay yihiin wax yar oo kaliya ciidan lootaba barey in cadowga sida looga dagaalimo loo tabarey ayaa ku filin oo qof walba ha is diyaariyo ayuu yiri gadoomiyaha degmada baydhabo janaay.
wareeysi Godoomiyaha degmada baay watiin