waxaan wareysi la yeelanay gudoomiyaha degmada daafeet ee gobalka shabeele hoose gudoomiyaha ayaa waxaan ka wareysanay
hormar ay degaanka daafeet ayaa ka samayeen sida hadalka u dhigay gudoomiyaha hormarkaas ayaa waxaa ka mid ah inay leerar ku shaqayo cad Ceeda qalabka looyaqaano solarka halkaan ka dhageyso codka wareysiga .