Munasabad Aas aaskii ciidamada xoogga dalka 12 April ayaa lagu qabataya magaalada beledweyne.
Munasabad oo aheyd mid si heer sara ah lasoo qaban qaabiyay laguna maamusayay 57 guuradii kazoo waregatay maalintii la aas asay cidanka xooga dalkeena oo ku began manta oo kale 12 april ayaa lagu qabtay magalada b.weye waxaaana kaqeyb galay maamulka heer gobal iyo dagmo sarashisha ciidanka somaliya iyo kuwa amizom
Ciidanka guutada tobanaad ee fadhigooda yahay magaladab.weyne ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen xerada lama galay ee kutada ay kushaqeyo gaado kacayaar iyo fantasiyo ay ku maamusayaan maalinta ciidan xooga dalkeena oo manta ku asteysan
Taliya guutada 10 ee ciidanka militriga janaral Tawane axmed gurey oo munasabada kahadlay ayaa waxaa uu kashekeyay as asaaka ciidanka xoga dalka iyo sidoo kale wax qabadka guutada 10 ee gobalka Hiraan
Dhamaan qeybihii kala duwanaa ee munaasabada ka hadlay ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed munaasabada 12ka April.
Bashiir cabdulahi cabdualhi cisamaan
Meledweyne.soomaaliya