{WARSANRADIO}Wareegii 3 xaad Ayaa si toos ah usocda Su aalaha waxaa soodiyaariyay Jamacada BIU Soo saareen warsan & Garab walaal
caawa ay wada tartamayan xafadha kala ah
Salaamy (A)
Holwadaag (B)
waxay ku soo dhamaatay natiijada caawa sidaan .
Natiijada Salaameey A 2 Dhib cood Natiijada Holwagaag B 10 Dhib Cood