Wasiir Jaylaani ayaa ku eedeeyay Madaxxweynaha K.G Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu sameeyay Caddaalad daro iyo balan ka baxyo markii uu samaynayay isku shaandhaynta Golihiisa wasiirad, isagoo xusay in uu ka tagay wasiiro muddadii ay jirtay Xukuumadda ku soo shaqeeyay mushaar la’aan.