Maxkamada Darajada 1Aad Ciidamada Qalabka Sida qaybta 60aad Ee Magaalada Baydhabo ayaa Maanta Waxey Xukuno Kala Duwan Ay Ku Ridey Rag Ka Tirsanaa Kooxda Maleeshiyada Al Shabaab.
Raga Maanta Laxukumey Ayaa Waxaa Ku Jirey Ragii Ka Dambeyeey Bam Gacmeedkii Lagu Tuurey Guri Uu Magalada Baydhabo Kulahaa Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Muqtaar Axmed Dugudow.
Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60 aad G/Dhexe aadan Abuukar Maxamed Ayaa Ku Dhawaqayaa Xukunadaan Maanta Lagu Ridey Ragaan Katirsanaa Kooxda Maleeshiyada Al Shabaab.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60 aad G/Dhexe aadan Abuukar Maxamed Ayaa Sheegey In Ragaan Maanta Laxukumey Qaar Katirsan Maxkamada Ay Kuweysay Wax Dimbi Ah Sidaasi Darteedana Ay Yihiin Fasax Sida Uu Sheegey Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60 aad G/Dhexe aadan Abuukar Maxamed.