Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Kulan kaan ay maanta ku yeesheen magaalada Nairobi Siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah Xisbiyada dalka ayaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban qodobo kala gedisan oo saameynaya siyaasadadalka. Qodobada laga soo saaray war murtiyeedka ayaa waxaa ka mid ahaa arrimaha Ammaanka,Federalka,Dastuurka,Doorashooyinka iyo qaar kale.
Halkan hoose ka aqriso War Murtiyeedka Shirka Nairobi: