Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Baay Oo Lagu Duqeeyay Dagaalyahno Shabaab Ah.
wararka naga soo gaareya deegaanka Buulo Barako ee gobolka Baay ayaa la sheegaya in dagaalyahnada shabaab lagu duqeeyay halkaasi.
Sarkaal lagu magacaabo axmed jadiid oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in shabaab ay u geysteen duqeyn taasi oo ka dhalatey qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh waxaana uu intaasi ku darey in dagaalyahno sideed gaareya ay gacanta ku dhigeen.