Baydhabo Somaliya-{WMN}-waxaana kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee bulshada reer afgoye sida waxgaradka odiyasha dhaqanka dhalanyarada habeenka iyo ganacsatada magaalada afgoye
waxaana halkaasi qudbado ka jeediyay mas,uuliyiintii ka soo qeyb gashay xafladaasi sida gudoomiyaha gobolka iyo kuxigeenkiisa amniga gudoomiyihii hore afgoye Mudane Abdi Nasir Alim Ibrahim iyo xoghayihii hore ee degmada afgooye Omar fareey muuse xoghayaha cusub ee degmada Mudane Mohamed Ali Jamiil waxaaana ugu dambeyntii halkaa lagu soo bandhigay ciyaaro dhaqameydyo lagu soo dhaweynaayay maamulka cusub
waxaana halkaan laguu soo bandhigay qaar ka mid ah qalabkii uu ku shaqeynaayay duqii hore ee afgoye mudane Alimow waxaana ka gudoomay gudoomiyaha cusub ee degmada Mudane Ibrahim Carab