Olole Nadaafaded oo Ka Bilawday Magaalada Baydhabo waxaa maanta daxa furay ololaha nadaafada gudoomiya gobalka bay iyo kandegmada ololahaasi ayaa si howli ah ku socaday magalada baydhabo.
Dhageyso
Awees salaad dadaw Godoomiyaha gudiga danwadaag
Xaflad lago foraayay ololaha nadaafada
Godoomiyahah gobalka Cabdi rashiid LFC ololoha Nadaafada