caawa waxaa la soo gabagabeeyey wareegii koowad ee tartan aqooneedka bisha Ramadaan oo ka socda Radio warsan.Caawa waxaa is arkey Xafadaha Wadajir B iyo Boonkaay A gusha wey raacdey Boonkay A oo heshey 8 dhibcood mesha ay wadajir heshey 4 dhibcood .tartanka caawa waxaa daadihinaaye wariyaasha kala ah Muxidiin Xasan maxamed (Xusni) iyo Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow) waxana tabagilinaya ururka Garab walaal iyo Radio warsan dhinaca su’aalaha waxa garab weyn ka geysanaya Schoolka Kawaadir .
Tartan aqooneedkii ka socdey Idaacada warsan oo wareegiisa koowaad la soo gabagabeeyey.
previous post