BAYDHABO–(WSR)– waxaan wareysi la yeelanay teliyahay ciidanka asluubta konfur galbeed soomaaliya gobalka bay lagu magacabo MR Dhiiga Berig. tiliyaha ayaa wuxuu sheegay in ay shelay ciidanka ay qaateen masheeradooda ciidanka wahayna ku dadaalayaan sidii ay amaanka u sugilahaayeen ciidanka ilaha laguma sheegin in ay isbaarow aydhigteen waxay muujiyeen karti iyo amniga duug ah.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA TELIYAHA ASLUUBTA