Wareysi Muqtaar dalmar waa macalin bareeyfid ka dhiga Magaalada baydhabo oo ka war bixiinayey heerka waxa barashada iyo nadaamdorada ardayda haysata waxaad arkaysaa arday oo ku dhaxhayo aniga waxaan rabaa fasalkaasi oo asigana gaarin heerka waxa barashadiisaba asigoona ula soconin walad ama qaabkii looma rayey fasalka uu dalbaday marka waxaa jirta dhibaatooyin ka haysta ardayda waxa ku barata magaalada baydhabo nadaam dorow oo kaga inaanayso dhanka waaladka sida hadalka u dhigay, Muqtaar dalmar ayaa u diray fariin aad u adag waladiinta dhalay ardayga.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA WAREYSIGAAN.